عربيEnglish

The Noble Qur'an Encyclopedia

Towards providing reliable exegeses and translations of the meanings of the Noble Qur'an in the world languages

Absoluteness [Al-Ikhlas] - Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

Surah Absoluteness [Al-Ikhlas] Ayah 4 Location Maccah Number 112

1. Dheh: Allaah waa Mid Keliya (Axad ah aan wax shariig ah lahayn).

2. Allaah waa Sayidka Deeqtoon (ma baahdaha loo wada baahan yahay).

4. Ma jiro axad u dhigma (Alle oo la mid ah ama la barbar dhigo).